|
所在平台: Udemy |
课程主页: https://www.udemy.com/course/tababarka-ganacsiga-amazon-fba-training-af-somali/
课程评论:没有评论
课程名称:阿马逊FBA商业培训 课程概述: 感谢您注册本课程。在这里,您将学习开启阿马逊FBA业务所需的重要基础知识。 课程目标: 完成本课程后,您将能够: • 启动并运营阿马逊业务 • 理解推动阿马逊业务的关键基础 • 学习如何开设阿马逊FBA账户 • 学习如何寻找可售卖的产品,包括使用工具如Jungle Scout和AmazeOwl,及在Fiverr上寻找设计师和产品列表 • 掌握产品寻找和采购的思路 • 避免在阿马逊上销售的产品类型 • 填写阿马逊产品所需的检查清单 • 学习如何找到提供便宜产品的制造商/公司 • 如何获取样品产品 • 学习如何寻找产品图像 • 掌握如何在阿马逊上上架产品 • 如何定价产品 • 理解如何进行运输 • 学习如何获得产品评价 • 学习如何进行广告推广(按点击付费) 课程准备者:HUSSEIN DAYOW IDOW 课程内容还包括如何分析关键字研究部分,以及如何找到无竞争的关键字,分析热门关键字,进行产品构思和竞争市场选择等内容。 本课程将全面提升您在阿马逊上开展业务的能力,助您成功。
TABABARKA GANACSIGA AMAZONHordhacWaad ku mahadsantay isdiiwaangelintaada koorsada. Waxaad halkaan ka baran doontaa asaasiyaadka muhiimka u ah bilaabista ganacsiga Amazon FBA.Ujeedoyinka KoorsadaDhammaadka tababarkan waxaad awoodi doontaa in aad:• Bilowdid oo aad ku shaqeysatid Ganaciga Amazon• Fahamto asaasiyaad muhiimka u ah wadista ganacsiga Amazon.• Barato Sida Ganacsiga AMAZON FBA loo Furto - Akoon Muhiim Ah• Barato Sida Loo Raadiyo Alaab Kuu Iibsanto/Gadmeeso- Amazon- Jungle scout- AmazeOwl- Sida Fiverr Loogu Raadiyo Designer and Product Listing• Fikradaha Raadinta iyo Helitaanka Alaab Gadmeeso• Noocyada Alaabta Laga Fogaado In Amazon Lagu Iibiyo• Liiska Hubinta Alaabta Amazon Keeni Rabto• Barato Sida Loo Raadiyo Warshad/Shirkad Beec Jaban Kuugu Sameeyo Alaabta• Sida loo Helo Sample Product• Sida Sawirada Alaabta Loo Raadiyo• Barato Sida Amazon Loo Soo Geliyo Alaabta• Qiimaha A,aabtaSida Loo Sameeyo• Sida Dhoofinta Loo Sameeyo• Sida Product Reviews ama Faallooyinka Alaabta Loo Helo• Sida Xayaysiinta/ Advertisement/Pay Per Click Loo SameeyoWaxaa DiyaariyayTABABARHA: HUSSEIN DAYOW IDOWFalanqaynta Qaybta Fahamka Qaybta Gated Qaybta ugu weyn iyo qaybta hoose Sida loo helo Qaybta Cilmi-baarista Keyword-ka ee aan la hayn Sida loo helo ereyada muhiimka ah ee alaabta Sida loo falanqeeyo ereyada muhiimka ah Sida loo falanqeeyo ereyada muhiimka ah ee sare Farsamooyinka Cilmi-baarista Alaabta Ideation Product, waxa la iibiyo Fahamka waxa lagu iibiyo Amazon Doorashada tartame meel la beegsaday