Wada sheekaysiga Soomaaliga- Somali conversational course

所在平台: Udemy

课程主页: https://www.udemy.com/course/somali-conversational-course/

课程评论:没有评论

第一个写评论        关注课程

课程简介

课程名称:索马里语会话课程 课程概述: 本课程旨在帮助学员掌握索马里语的日常问答、口语表达和发音技巧。无论您的语言水平如何,无论您年龄大小,都能从本课程中受益。 如果您计划前往索马里旅行、与您在索马里的亲友交流、访问索马里,或者希望在那里建立人际关系,本课程将为您提供极大的帮助。 您将学习到: * 关于家庭/家人的词汇和短语。 * 索马里语的各种问候语。 * 初次见面时如何与人交往。 * 如何用索马里语进行交流。 * 索马里语的正确发音。 * 如何向他人提问。 * 如何回答他人的问题。 未来的课程将包含: * 索马里语语法(从入门到精通)。 * 关于餐厅的实用词汇和表达。 * 关于酒店的实用词汇和表达。 * 关于食物的实用词汇和表达。 * 关于爱情和人际关系的实用词汇和表达。 完成课程后,您将获得: 1. 永久的课程访问权限。 2. 一份完整的PDF文件。 3. 一张课程完成证书。

课程评论(0条)

课程详情

Koorrsada Somali language course: waxaan diirradda ku saari doonaa Somali Questions and Answers, Somali Speaking, Somali pronunciation(Su'aao iyo Jawaabo ku saabsan nolol maalmeedka, Hadalka Soomaaliga, iyo sida loogu dhawaaqo intaba.Koorsadaan waxaa loogu talo galay in ay ka faa'idaystaan dhamaan heerarka kala duwan. sidoo kale waxaa loogu talo galay koorsadaan in ay ka faa'iidaystaan dhamaan da'da kala duwan.Haddaba, Haddii aad doonaysid in aad aado Soomaalia, ama aad kula hadasho dadkii kaa jiray Soomaaliya, ama aad doonaysid in soo booqato Soomaaliya, ama aad doonaysid in xiriir jaceyl sameysato, Koorsadaan way ku caawinaysaa ee ha moogaan.Koorsadaan waxaad ka helaysaa, ereyada, weedhaha ku saabsan reerka/qoyska.Waxaad ka helaysaa koorsadaan dhamaan Salaamaaha af soomaaliga.Sidoo kale waxaad ka helaysaa koorsadaan sida dadka loo barto marka koowaad oo aad la kulantid.· Baro sida loogu hadlo soomaaliga· Baro sida loogu dhawaaqo Soomaaliga· Baro sida dadka su'aalaha loo waydiiyo· Baro sida dadka loogu jawaabo.· Waxaan soo wadnaa koorsooyinka soo socda:· Naxwaha afsoomaaliga - Bilaaw ilaa dhamaad· Waxyaabaha ku saabsan Maqaaxiyadaha· Waxyaabaha ku saabsan hoteelada· Waxaabaha ku saabsan cuntada· Waxyaabaha ku saabsan jaceylka iyo xiriirkaKoorsadaan waxaad ka heli doontaa:1. In aad waligaa access u heshid2. Hal file oo dhamaystiran oo pdf ah.3. Waxaad heli doontaa Shahaado cadaynaysa in aad dhamaysay koorsadaan

课程标签

0人关注该课程

主题相关的课程