|
所在平台: Udemy |
课程主页: https://www.udemy.com/course/learn-web-development-from-basic-to-advance-af-soomaali/
课程评论:没有评论
**课程名称:** 从零到精通:网页开发入门与进阶 (Af-Soomaali) **课程概述:** 欢迎来到网页开发的世界!本课程专为初学者设计,将带您从零开始学习 HTML 和 CSS。您将学会如何使用 HTML (超文本标记语言) 构建网站,并使用 CSS (层叠样式表) 美化您的网站。学完本课程后,您将能够独立创建美观、响应式(适配各种设备)的网站。无论您是初学者还是希望巩固已有知识,本课程都将为您提供网页开发旅程所需的基础。 **您将学到:** 1. 使用 HTML5 和 CSS3 创建和设计网页。 2. HTML 基础:标签、元素、属性和语义化标记。 3. 使用 CSS3 美化网站,包括颜色、字体、布局和动画。 4. CSS 基础:选择器、盒模型、Flexbox 和 Grid 布局。 5. 编写清晰、有意义且可访问性高的代码的最佳实践。 6. 如何创建响应式网站,适配桌面、平板和移动设备。 7. 通过实际项目构建真实的网站。 8. 解决初学者开发者常遇到的常见问题。 9. 优化代码以提高性能和速度的技巧。 10. 通过最终项目构建一个包含多个页面的完整网站。 11. HTML 和 CSS 的调试和故障排除技巧。 12. **本课程的所有内容均以索马里语讲解。** 13. 您可以随时随地灵活学习本课程! **教学大纲:** 无
Kusoo biir barashada adduunka web-ka adiga oo baranaya koorsadan fudud ee loogu talagalay bilowga HTML iyo CSS! Waxaad baran doontaa sida loo dhiso Websityda internetka adiga oo adeegsanaya HTML (Hyper Text Markup Language) iyo sida loo qurxiyo CSS (Cascading Style Sheets). Dhamaadka koorsadan, waxaad awoodi doontaa inaad abuurto Webiste qurux badan, la jaanqaadi kara aaladaha kala duwan, adigoo kasoo bilaabaya meel eber ah. Haddii aad tahay qof cusub ama aad dooneyso inaad xirfadahaaga dib u xasuusato, koorsadan waxay ku siin doontaa aasaaska lagama maarmaanka u ah safarkaaga horumarinta webka.Waxaad Baran Doontaa:1-Sida loo abuuro loona qaabeeyo boggaga webka adiga oo isticmaalaya HTML5 iyo CSS3.2-Aasaaska HTML: tags, elements, attributes, iyo semantic markup.3-Qurxinta mareegaha adiga oo adeegsanaya CSS3, oo ay ku jiraan midabada, farta, qaabeynta, iyo animations.4-Aasaaska CSS: selectors, box model, flexbox, iyo grid.5-Xeeladaha ugu fiican ee qorista Code nadiif ah, macno leh, oo qof walba heli karo (accessible code).6-Sida loo sameeyo websit-yada ka jawaabi kara dhammaan aaladaha (desktop, tablet, iyo mobile).7-Mashruucyo wax-ku-ool ah oo aad ku dhisi doonto websit-yada dhabta ah.8-Sida loo xalliyo dhibaatooyinka caamka ah ee ay la kulmaan horumariyeyaasha bilowga ah.9-Talooyin ku saabsan sida loo hagaajiyo koodhkaaga si uu u noqdo mid dheereeya oo waxqabad fiican leh.10-Dhisida mareeg dhamaystiran oo leh bogag badan sida mashruucaaga ugu dambeeya.11-Farsamooyinka debugging iyo xallinta dhibaatooyinka HTML iyo CSS.12-Koorsadan waxay noqon doontaa mid lagu sharaxayo af-Soomaali qayb kasta.13-Waxaad ku baran kartaa koorsadan meel kasta iyo wakhti kasta adiga oo si raaxo leh u baranaya!