|
所在平台: Udemy |
课程主页: https://www.udemy.com/course/baro-laravel-adoo-ku-dhisaya-barnaamuj-waxbarasho-lms/
课程评论:没有评论
**课程名称:** 使用 Laravel 构建学习管理系统 (LMS) **课程概述:** 本课程旨在教授学员如何使用 Laravel 框架,一个基于模型-视图-控制器 (MVC) 架构的 PHP 框架,来构建学习管理系统 (LMS)。MVC 架构是一种将数据连接和数据呈现部分分离的结构。 **先修知识要求:** * 对 PHP 有基本的了解。 * 对 SQL 查询语言有基本了解。 * 对面向对象 PHP (OOP) 有基本了解。如果学员不熟悉 OOP,课程中会提供一个简短的 OOP in PHP 课程链接。 **学习目标:** 完成本课程后,学员将能够: * 全面理解 Laravel 框架及其应用程序构建方法。 * 学习在应用程序开发过程中最佳的实践方法。 **讲师介绍:** 讲师 Abdifatah Abdilahi 拥有超过 10 年的 Web 开发经验,其中 6 年专注于 Laravel。他曾使用 Laravel 构建了一个拥有超过 10 万用户的网站。讲师希望将他在编程初期的知识分享出来,因为当时 Somali 语的可用学习资源非常有限。本课程将以 Somali 语进行教学,以帮助 Somali 社区成员掌握这项技能。
Laravel waa PHP Framework lagu dhisayo barnaamijyada adigoo adeegsana habka Model View Controller(MVC) oo ah qaab dhismeed ku salaysan kala saarida qaybaha isku xidhka xogta iyo soo bandhigidda xogta.Hadii aad hore u taqaanay PHP, Laravel waxay kaa caawineysaa inaad dhistid barnaamijyo waawayn waqti kooban, kuwaas oo raacaya hanaan la isla yaqaano islamarkaana laisku halayn karo amaankooda.Maxaa lagaaga baahan yahay Laravel kahor.In aad taqaanid PHP guud ahaan.Inaad xoogaa taqaanid SQL query language.Inaad Object Oriented PHP wax ka taqaanid, hadii aadan aqoon muuqaalkan kaga bogo kooras kooban Object Oriented Programming(OOP) in PHP - SomaliKooras-ka markaad dhamaysid waxaad awood u yeelan:-Inaad guud ahaan fahantid Laravel iyo sida barnaamij loogu dhisoInaad baratid hababka ugu wanaagsan ee la laaco marka barnaamij la dhisayo.Kooras-ka waxaa idin bari doona anoo ah Abdifatah Abdilahi, waxaan Web Development ku dhex jiray mudo ka badan 10 sano gaar ahaan Laravel oo aan ku shaqeynayey 6 sano ee ugu danbeysay ku shaqeynayey isla markaana ku dhisay boggan haysta in kabadan 100 kun oo isticmaaleyaal ah. Xiligii aan bilaabey programming-ka, ma jirin aqoon badan oo lagu diyaariyey Af-soomaali sidaas darteed Waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago xirfadeyda , isla markaana aan aqoonta idinku soo gudbiyo af-ka hooyo (Somali).